Facebook
Twitter
Google Plus

Dheemankii Lagu Maamuusay Maydh: Sheekh Isxaaq Ibnu Axmed (Somali Edition)

Price: $17.91
Available on Amazon.com Books
(as of 20/09/2014 11:50 PDT) - Details
Start a Family Page!

Product Details

PRODUCT#: 1026853567

Product Description

Buuggan waxa gacantiisa ku soo guuriyay nin yamani ah oo magaciisa la yidhaah Sayid Cali Cabdallah Axmad Al Imaam. Ninkani iyo reerkiisuba waxa ay ku abtirsadaan Sh. Isaxaaq Ibnu Axmed. Hasa yeeshee isagu ma ahayn ninkii soo sameeyay cilmi baadhistan cajiibka ah, ee waxa isaga ula yimid, oo cilmi baadhe ahaa, nin asalkiisu ahaa reer Marooko. Kaas oo isaga iyo aabihiiba ay soo dageen magaalada Cadan 1330H (oo ku beegan 1912kii) Ninkaas Reer Marooka oo la odhan jiray Sayid Maxamed Axmad Al Qarbaani, ayaa mudo badan isku hawlay sidii uu ku soo uruurin laha taariikhda Sheekh Isaxaaq Ibnu Axmed isaga oo iskaga dab-qaaday magaaloyinka Cadan, Beexaan, Sharaf, Sanca, Jawf iyo Isxaaqiya oo dhamaantood ku yaala dalka Yaman. Waxa uu ku raad joogay kutub ahayd? Oday-ka-Soo-Gaadh? oo ay lahaayihiin Saadada Reer Yaman. Kutubtaas oo aad loo ilaaliyo. Sayid Maxamed Al-Qarbaani waxa uu si gaar ah u daba-galay taariikhdii Sheekh Isaxaaq Ibnu Axmed.. Price: $17.91

People Who Bought This, Also Bought...

Thanks for Shopping
Now share your experience with family and friends.

Create your pages and wish lists for FREE This Christmas!

Upload an Image

Add New Wish List

E.g $99, Medium, 123Blue, Laptop-1

Save an Idea

Upload an Image

Add this link to your Bookmarks Bar

Share Idea from a Website

Add to wishlist